HomeAll newskhaansiirka Uganda iyo Kenya iyo dadka soomaalida ah yaa qaalisan?

khaansiirka Uganda iyo Kenya iyo dadka soomaalida ah yaa qaalisan?

doofaar_geelCiidamada shisheye ayaa marar kala duwan xasuuqyo ka geystay dalka soomaaliya kaaso ilaa iyo iminka ay wadaan mana jirto cid ficilkooda ka hor timid marka laga soo tago xarakada mujaahidiinta alshabaab oo dagaal kula jirtana.

Dhiigga soomaalidu wuxuu noqday mid raqiis ah laakiin waxaa qaali ah khaansiirka Uganda iyo Kenya oo ay ciidamadoodu ka mid yihiin kuwa soomaaliya ku soo duulay waxaana ciddii khaansiirkaa disha lala tiigsanayaa maxkamad.

Suldaan Cabdiraxmaan Mahdi Jimcaale oo ka mid ah indheer garadka soomaaliyeed ayaa wareysi ay la yeelatay idaacadda islaaamiga ah ee alfurqaan waxa uu kaga sheekeeyay meesha foosha xun ee soomaalidu maanta taal loona baahan yahay in ay dhaqse ugu hil hilato.

Wuxuu soomaalida ku dhiiri geliyay in ay dagaalo jihaad ah la gasho shsiheeyaha ku soo duulay ee gumaadka ku haya.

Dhawaan ayay ahayd markii ciidamada Burundi dad reer miyi ah ku xasuuqeen ceelka waayo arag oo hoos taga degmada afgooye ee gobalka shabealaha hoose halkaasoo lix ruux ay ku dileen 8 kale oo ay nolosha ku wateena laba ruux ayay meel dhexe ku dileen waxaana meydadkooda laga helay isbitaal Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Halkan Ka Dhageyso Waraysiga Suldaan-cabdiraxmaan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular