HomeAll newsJimciyada Al-ixsaan Al-khayriyah oo Xoolo Ku Daaweysay Hiiraan.(Maqal)

Jimciyada Al-ixsaan Al-khayriyah oo Xoolo Ku Daaweysay Hiiraan.(Maqal)

jimciyada-ixsaanMagaalada Mukayle ee Gobalka Hiiraan waxaa gaaray koox ka socotay Jimciyada Samafalka Al-ixsaan Al-khayriyah.

Jimciyada ayaa Xoolo badan ku daawaysay Magaalada.

Odayaasha dhaqanka iyo dadka xoolaha loo daaweeyay ee deegaanka ayaa oo dhaweeyay kaalmada ay ka heleen jimciyada.

Waxa ay sheegeen inay ubaahnaayeen cid udaaweysa xoolaha oo cuduro kala duwan laga daweeyay.

Hadaba Hoos Ka Dhageyso Dareenka Odayaasha.

Halkan Ka Dhageyso Codadka Odayaasha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular