HomeAll newsDiirada Jimcaha oo Looga Hadlay Duqeyntii Maraykanka Ee Askarta Galmudug.

Diirada Jimcaha oo Looga Hadlay Duqeyntii Maraykanka Ee Askarta Galmudug.

diiradaTodobaadkaan Barnaamijka Diirada Waxaa Lagu Lafa guray Waxa Keenay Maraykanka inuu Duqeeyo Ciidamada Galmudug iyo Waxa Ka Dhalan kara Maamulada Dabo dhilifyda Puntland io Galmudug oo Bilaabay inay isku Adeegsadaan Maraykanka.

Aqoonyahano.Culumaa’udiin iyo Odayaal Dhaqan ayaa ka qeybgalay Diirada ee Kala Deg Linkiga Hoose.

Halkan Ka Dhageyso Diirada 30 09 2016

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular