HomeAll newsDhageyso:Diirada Jimcaha oo Lagu Faaqiday Ammaanka iyo Howlgalada Alshabaab.

Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Lagu Faaqiday Ammaanka iyo Howlgalada Alshabaab.

diiradaXarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa xoojisay Howlgalada ay ka wado Dalka Xili Maamulada Shisheeyaha Ku daaban ay isku Diyaarinayaan Doorasho.

Alshabaab waxa ay weerartay Hotel SYL, Midowga Afrikana Waxa uu Walaac Ka Muujiyay Qaraxyada Alshabaab.

Arimahaasi oo idil ayaa Diirada Lagu Saaray Barnaamijka.

Ka Qeybgalayaasha:

1-Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf.

2- Xildhibaan Tahliil Cabdi Maxamed.

3-Korneel Shariif Shaacir.

4-Maxamuud Cali Geedi.

HALKAN KA DHAGEYSO DIIRADA JIMCAHA.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular