HomeAll newsDhageyso:Diirada Jimcaha oo Lagu Faaqiday Gaalaysiinta Vatican-ku Ka Wado Somalia.

Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Lagu Faaqiday Gaalaysiinta Vatican-ku Ka Wado Somalia.

diiradaTodobaadkii Lasoo dhaafay Raadiyaha ku hadla codka Dawladda Faatikaanka, oo ah maamulka sare ee Kaniisadda Katooliga, ayaa wuxuu baahiyay wareysi meelo badan taabanaya oo Soomaaliya khuseeya,Wareysiga waxaa lagu sheegay in kaniisad raacsan Mad-habta Kaatooliga laga furay magaalada Hargeysa dhaqdhaqaaq gaaleysiin ahna ay ka wadaan Muqdisho.

Hadaba howlaha ku saabsan hey’adaha Tansiiriga Soomaaliya iyo qaabka ay ushaqeeyaan ayaa diirada Lagu faaqiday waxaana ka qeybgalay.

1-Siyaasiga Suldaan Maxamed Garyare oo Ku Nool Dalka Dibadiisa.

2-Sheekh Suldaan Maxamed Aala Maxamed oo kamid ah Mas’uuliyiinta Shabaabul Mujaahidiin.

3-Sheekh Maxamed Jamaal.

4-Sheekh Cabdiraxmaan Firin.

Aragtida Dhagaystayaasha Ee Dhanka Facebook waa lasoo qaatay.

Halkan Ka Dhageyso Diirada Jimcaha 26 08 2016.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular