HomeAll newsDhageyso:Aragtida Dadweynaha Ee Kaniisada Fatikanku sheegtay inay ka Furtay Hargaysa.

Dhageyso:Aragtida Dadweynaha Ee Kaniisada Fatikanku sheegtay inay ka Furtay Hargaysa.

micQaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay sida ay u arkaan Kaniisad Fatikanku ay sheegeen inay ka furaan Magaalada Hargaysa ee Xarunta Maamulka Somaliland.

Waxa ay sheegeen inay aad kaga xunyihiin warka kasoo baxay Dowladda Fatikanka.

Waxa ay dadweynaha Hargaysa ugu baaqeen inay u istaagaan oo ay ka dhiidhiyaan warka kasoo baxay Fatikanka.

Linkiga Hoose Ka Dhageyso Aragtida dadku dhiibteen.

Halkan Ka Dhageyso Aragtida Dadweynaha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular