Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada waxaa lagu soo gudbiyay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadda.
Waxaa sidoo kale lagu soo gudbiyay Muxaadaro ciwaankeedu yahay xukunka ka qayb galka Doorashooyinka oo uu jeedinayo Sheekh Cumar Xayaakallaah.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 24 07 2016