HomeAll newsDhageyso:Jawaab Laga Bixiyay Xasuuqii Ay Gaysteen Ciidamada Itoobiya.

Dhageyso:Jawaab Laga Bixiyay Xasuuqii Ay Gaysteen Ciidamada Itoobiya.

micCiidamada Itoobiya ayaa dhawaan laayay Dad shacab ah oo Ku Noolaa Tuullo kamid ah tuulooyinka Hoos yimaada Magaalada Gaashaamo.

Halkaas ayaa Lagu dilay in ka badan 50 ruux oo ay ku jiraan Haween iyo Carruur.

Hadaba Dadka usaaxiibka ah damiirka ayaa si qiirad leh kaga hadlay xasuuqa dhacay.

Warbixin aynu ka diyaarinay jawaabaha laga bixiyay xasuuqa dhacay Hoos Ka Dhageyso.

Dhageyso Jawaabta Laga Bixiyay Xasuuqa Itoobiya Ee Gaashaamo

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular