HomeAll newsDhageyso:Federaalka iyo Fidnadiisa

Dhageyso:Federaalka iyo Fidnadiisa

micFederaalku waa faquuq iyo kala Fogeyn.waana fidno soomaalida loo keenay isla markaana isku direysa shisheeyaha ayaana arintaan ka shaqeeyay welina ku lug leh.

Sheekh Cumar Xayaakallaah oo ka mid ah culumada Diinta Islaamka ayaa muxaadiro uu ku qabtay gobalka shabeelaha hoose waxa uu kaga hadlay federaalka iyo sida uu Soomaalid isaga horkeenayo.

wuxuu tilmaamayaa in federaalku keenay in dadkii Soomaaliyeed la kala sareysiiyo.

waxa uu ka sheekeeyay in maanta dad soomaali ah ay sheeganaayan in ay sharci dejjin yihiin arinkaana lagu gaaloobayo.

waxaa jira Maamulo Shisheeyuhu ka dhisay Soomaaliya oo loolan adag ka dhexeeyo si aanay u soo bixin awood lid ku ah Dowladaha soomaaliya in ay qeybsadaan ka shaqeynaya ee kenya iyo itoobiya.

Dhageyso Kalimada Sheekh Xayaakalaah

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular