HomeAll newsCabdulaahi Cali Hiirad “Uganda waa in laga gudaa dadkii ay xasuuqday”.

Cabdulaahi Cali Hiirad “Uganda waa in laga gudaa dadkii ay xasuuqday”.

HiiradUganda ayaa sheegtay in ay ciidamadeeda ay soomaaliya  kala baxayso bisha December ee 2017 oo ah waqti sanad iyo bar ka harsan yihiin.

Ciidamada Uganda oo dalka yimid horaantii 2007-dii waxay geysteen xasuuqyo waqtiyo kala duwan dhacay oo ay u geystay muwaadiniin soomaaliyeed.

Dakanada Uganda gashay iyo gabood falka ay ku kacday waxay mudan tahay in lagu abaal mariyo wixii ay geysatay oo kale.

Aqoon yahan Cabdulaahi Cali Hiirad oo aad ula socda arimaha siyaasdda Soomaaliya iyo shisheeyaha ku soo duulay ayaa wareysi ay la yeelatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan wuxuu kaga hadlay arimahaas iyo arimo kale.

Wuxuu faah faahin ka bixiyay waxa keenay in Uganda ku dhawaaqo in ciidamadeeda ay soomaaliya kala baxayso.

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA C/LAAHI CALI HIIRAD

(valium)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular