HomeAll newsQarax Khasaare dhaliyay oo ka dhacay magaalada Istanbuul ee Turkiga.

Qarax Khasaare dhaliyay oo ka dhacay magaalada Istanbuul ee Turkiga.

Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2016-05-16 06:15:07Z |  | ÿÿÿÿð¢ù-

Sida la sheegay Afar Ruux ayaa ku dhaawacantay Qaraxa, waxaana sidoo kale jira waxyeelo soo gaartay dhowr baabuur oo goobta marayay xilliga uu Qaraxu dhacayay.

Saraakiisha Amaanka Xukuumadda Turkiga ayaa gaaray goobta uu Qaraxa ka dhacay, waxaana la baarayaa Kaamirooyinka ku dhegan hareeraha wadooyinka si loo aqoonsado ragga Qaraxan dhigay wajiyadooda.

Kooxo Kurdiyiin ah oo doonaya iney gooni u go’aan ayaa weeraro halakeeyey dowladda Turkiga ka fuliya gobollada kala duwan ee dalkaas, waxaana ugu dambeeyay weerar maalintii khamiista ka dhacay magaalada Istanbuul kaas oo lagu dilay 8 Askari.

(Xanax)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular