HomeAll newsDiyaarad Masar laga leeyahay oo la la'yahay halka ay Jaan iyo Cirib...

Diyaarad Masar laga leeyahay oo la la’yahay halka ay Jaan iyo Cirib dhigtay.

I
I

Diyaarad Rakaab oo gelinkii dambe ee maalintii shalay kasoo duusahay magaalada Paaris ee caasimadda Faransiiska, kuna sii jeeday magaalada Al-Qaahira ee dalka Masar ayaa la la’yahay halka ay jaan dhigtay.

Diyaaradan ayaa waxaa saaran sida ay sheegeyso shirkadda Egypt Airline dad gaaraya 66 ruux, kuwaas oo 10 kamid ah yihiin shaqaalaha Diyaaradda.

Markii cid ugu war dambeysay waxay Diyaaradu soo gashay hawada dalka Masar, wixii xilligaas ka dambeeyey ayaana laga waayey Raadeerkii lagala socday halka ay soo marayso.

Lama oga illaa iyo hadda sababta rasmiga ah ee diyaaradan loo la’ yahay iyo waxa qabsaday balse waxaa loo maleynaa in Cillad dhanka Farsmada ah ay lasoo deristay, dowladda Masarna war rasmi ah wali kama soo saarin arinkan marka laga reebo warar kooban oo barta Shirkadda ay ku leedahay Twitterk lagu soo qoray.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular