HomeAll newsDhageyso:Saddex Askari oo isku Dhiibay Maamulka islaamiga ah Ee Gobalka Gedo.

Dhageyso:Saddex Askari oo isku Dhiibay Maamulka islaamiga ah Ee Gobalka Gedo.

askar_3Askartaan oo sadex ahaa ayaa kasoo goostay ciidamada Shisheeye kalkaalka ah ee ku sugan degmooyinka Doolow iyo Baardheere ee Gobalka Gedo.

Askariga kasoo tagay Doolow ayaa lasoo goostay qoriga ak47.

Halka labada kale ay soo tageen iyagoo faro maran.

Idaacadda alfurqaan ayaa la hadleen askarta waxaana ay sheegeen inay ku faraxsanyihiin in allaah ay usoo laabtaan oo ehelkooda ay la midoobaan.

Firxadka maleeshiyada shisheeyaha la shaqeeya ayaa kusoo badanaya Gedo.

Dhagayso Askar Is Dhiibtay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular