HomeAll newsDhageyso:Diirada Jimcaha oo Lagu Faaqiday Ciidamada Ingariiska usoo Diray Muqdisho.

Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Lagu Faaqiday Ciidamada Ingariiska usoo Diray Muqdisho.

diiradaTodobaadkaan Barnaamijka Diirada Jimcaha waxaa looga hadlay waxa ay soo kordhin karaan Ciidamada Ingariiska uu usoo diray Magaalada Muqdisho.

Ka qeybgalayaasha Barnaamijka ayaa diirada saaray Dhibaatadii Ingariiska ka gaystay Soomaaliya Xiligii uu gumeysanayay iyo haatan ku lug lahaanshihiisa duullaanka Ku socda Soomaalida.

Waxaa ka qeybgalay Maxamed Axmed Guuleed,Cabdullaahi Ansaari,Maxamed Jimcaale,Aqoonyahan Ansaari,Korneel Shariif Shaacir iyo Marti kale.

Halkan Ka Dhageyso Diirada Jimcaha 06 05 2016.

(alprazolam)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular