HomeAll newsXagalay"Itoobiya waxay Gaartay Qorshe Muddo Ku Howlaneed oo ka dhan ah Dekada...

Xagalay”Itoobiya waxay Gaartay Qorshe Muddo Ku Howlaneed oo ka dhan ah Dekada Berbera.

dekada-berberaMaareeyaha dekada berbera ayaa sheegay inay ku faraxsanyihiin heshiiska ay kula galeen itoobiya inay isticmaasho dekada berbera.

Heshiiska laguma qaarin berbera ama dhulka uu kataliyo Somaliland oo waxaa lagu saxiixay gudaha itoobiya.

Makanoon abera oo ah ninka itoobiya uqaabilsan badaha xili itoobiya bad lahayn ayaa goobta ka hadlay waxaana uu sheegay  inay ku faraxsanyihiin heshiiska ay saxiixeen.

Cabdullaahi xagalay ayaa sheegay in itoobiya waxay ubaahantahay ay kala soo degi doonto dekada berber.

Waxa uu sheegay in itoobiya qorshahaan muddo ku haminaysay oo haatan ay usuurtagashay.

Dhanka muqdisho ayuu sheegay in arinkaan ay uxayirnayd laakin haatan dowladda muqdisho si hoose u ogolaatay itoobiya inay la wareegto dekada berbera.

Xagalay ayaa sheegay in itoobiya qalinka ku maamusho Somaliland laakin  haatan ay qaab milatari kusoo gali doonto Somaliland iyadoo ku doodi doonta inay difaacan doonto waxa kaga soo dagaya dekada

Dhageyso Wareysiga Cabdullaahi Cali.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular