HomeAll newsCiise Xersi"Ciidamada Liyuu Boolis Shacab ayay Xasuuqeen"(Dhageyso)

Ciise Xersi”Ciidamada Liyuu Boolis Shacab ayay Xasuuqeen”(Dhageyso)

micOdayaasha Dhaqanka ee Magaalada Cadaado ayaa war kasoo saaray dagaallo dhex maray dad shacab ah iyo Ciidamada Itoobiya ee Liyuu Boolis.

Dagaalada ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday Dacdheere iyo deegaanno kale oo ka kala tirsan Gobalada Mudug iyo Galguduud.

Ciise Xersi oo kamid ah odayaasha beesha la laayay ayaa La hadlay idaacadda Alfurqaan isagoo ku sugan Magaalada Cadaado.

Waxa uu  sheegay in la arkay maydad hor leh oo ay si arxan daro ah udileen ciidamada Itoobiya.

Itoobiya ayuu sheegay inay barakicisay shacab iyadoo isku fidinaysa dhul horleh.

Dhageyso Wareysiga Ciise Xirsi.lite

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular