Jimciyada Samafalka Khayriga ah Al-ixsaan oo hoostagta shabaabul Mujaahidiin ayaa gaartay deegaano katirsan Gobalka Gedo.
Ceelcade,Tuulo Barwaaqo iyo deegaano kale oo gobalka Tirsan ayay jimciyada daawooyin ku siisay shacabka iyo xoolaha
Warbixin ka hadlaysa howsha Jimciyada hoos ka dhageyso.
Dhageyso Warbixinta Howsha Ixsaan.
Daawo sawirada.