HomeAll newsWacdarihii Ceel cadde iyo Waxyeladii Horuu Gaartay Q-4-Aad.(Maqal+Sawiro)

Wacdarihii Ceel cadde iyo Waxyeladii Horuu Gaartay Q-4-Aad.(Maqal+Sawiro)

 

Qeybta afaraad ee barnaamijyada tixana ah ee wacdarihii ceel cadde iyo waxyeeladii horuu gaartay waxaanu ku soo qaadanaynaa talooyin loo jeedinayo soomaalida oo muhiim ah iyo kuwo ku socda dowladda kenya.

Waxaa ka qeyb qaadanaya dhibanayaashii kenya ku waxyeelaysay ceel cadde iyo qaar kale oo indheer garadka gobalka Gedo ka mid ah.

Ka qeyb galayaasha barnaamijku waxay soomaalida kula taliyeen in ay midowdo shisheeyahana iska dhiciso gaar ahaan kenya.

Sidoo kale kenya ayaa loogu baaqay ciidankeeda inta ka hartay  soomaaliya kala baxdo haddii kale in ay eedi doonto joogitaanka soomaaliya.

Tani waa qeybta ugu dambeysa ee barnaamijyada aan ceel cadde ka diyaarinay

Dhageyso Qeybta 4-Aad ee Barnaamijka.

 

1

2

3

4

5

6

7

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. magaceygu waa hadar ali kuna nol dalka india ahna arday somali marka waxan leyahay adicada al furqan waa idacad aad ugu daneysa dadka somaliyeed hadana sheegta runta marka waxan leyahay weligiin jira oo noloda dhanka kale ardayda ku nool dibada warkiina aad uma helaan marka waxad sameysaan page kiina soo share gareya si ay u helaan warkiina ku dhisan wadaninimada mahadsanidiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular