HomeAll newsWacdarihii Ceel cadde iyo Waxyeladii Horuu Gaartay Q-1-Aad.(Maqal+Sawiro)

Wacdarihii Ceel cadde iyo Waxyeladii Horuu Gaartay Q-1-Aad.(Maqal+Sawiro)

Degmada Ceelcade ee Gobalka Gedo waa degmo ku caan baxday xasuuqii loogu gaystay Ciidamada KDF Ee Dowladda Kenya.

Ceelcade haatan waxaa lagu joogaa si xoriyad leh.

Warka Ceelcade ayaa gaaray caalamka oo idil  maadaam dhiig badan looga daadiyay shisheeyaha.

waxaana haatan kusoo guryo noqday bulsho badan waxaana dib uxoogeystay Ganacsiga iyo waxbarashada.

Wariye katirsan Idaacadda Alfurqaan ayaa booqday Ceelcade waxaana uu diyaariyay barnaamijyo xeriir ah oo wariyaha si qoto dheer ugu eegayo Ceelcade.

Qeybta Koowaad warbixino loogu magac daray Wacdarihii Ceel cadde iyo Waxyeladii Horuu Gaartay  waxaa looga hadlayaa Wixii Kenyaatigu ugaysteen Magaalada iyo Bulshada Ku dhaqan.

Halkan Guji oo Dhageyso Barnaamijka .

FG:Waxaan idiin soo gudbin doonaa sawiro muujinaya raadadka ka dhashay dagaalkii Ceelcade.

 

1234

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular