HomeAll newsSheekh Maxamuud Geelle oo ka hadlay Abaaraha iyo Sida Looga bixi karo.(Maqal)

Sheekh Maxamuud Geelle oo ka hadlay Abaaraha iyo Sida Looga bixi karo.(Maqal)

xisbullaahAbaaro saameeyay dadka iyo duunyada ayaa ka jira deegaanno iyo degmooyin uu ka taliyo maamulka la baxay somaliland.

Salaad roobdoon ah ayaa shalay lagu dukaday Hargaysa waxaana kasoo qeybgalay Dad badan iyo madax ka socotay maamulka Axmed Siinlaayo.

Sheekh Maxamuud Cabdullaahi Geelle oo kamid ah Culimada diinta islaamka ee hargaysa ku nool ayaa dhaliilay sifada loo wajahay dukashada Salaada.

Sheekha ayaa sheegay in fisqi baahsan uu ka jiro Hargaysa.

Waxa uu ka hadlay waxa keena abaaraha iyo sida looga bixi karo isagoo tallooyin usoo jeediyay dadka.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Sheekh Maxamuud.

Sheekha oo marar badan la xiray waxa uu hogaamiyaa jameecada xisbullaah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular