HomeAll newsQaraxyo xoogan oo lagu weeraray Ciidamo katirsan Taxaalufka Carabta ee ku sugan...

Qaraxyo xoogan oo lagu weeraray Ciidamo katirsan Taxaalufka Carabta ee ku sugan Cadan.

441
Wararka ka imaanaya dalka Yaman ayaa sheegaya in weeraro xoogan oo is xig xigay lagu qaaday xero Milliteri oo ay ku sugnaayeen Ciidamada wadajirka ah ee katirsan Taxaalufka Carabta ee howlgallada dhanka cirka ah kawada dalkaas.

Magaalad Al-Bureyqa oo hoos tagta gobolka Cadan ayay weeraradu ka dhaceen, waxaana ay gaarayeen illaa iyo 3 weerar oo loo adeegsaday Gawaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey.

Baabuurta oo ay kaxeynayeen Istish-haadiyiin ayaa ku guuleystay iney gaaraan goobo kala duwan oo katirsan Mucaskarka, waxaana ay geysteen khasaare lixaad leh oo soo gaarey ciidankii la weeraray.

Sida ay sheegayaan warbaahinta Carabta gaar ahaan Tvga Aljazeera, waxaa weeraradaas ku dhintay 25 Askari, halka dhaawacyo ay jiraan balse wali lama xaqiijinin tiradooda rasmiga ah.

Wakaaladda Acmaaq ayaa sheegtay in weeraradaas ay ka dambeeyaan Mujaahidiinta.

Kadib markii ay dhaceen Camaliyaadkaas istish-haadiga ah, waxay ciidamada Taxaalufku soo kiciyeen duyuuradahooda, iyadoona la arkayay diyaaradaha dagaalka oo dul heehaabaya nawaaxiga Mucaskarka.

(Xanax)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular