HomeAll newsNabadoon Sheegay in aan soomaaliya dowladu ka jirin laakiin shaqaale shisheeye joogo.(Maqal)

Nabadoon Sheegay in aan soomaaliya dowladu ka jirin laakiin shaqaale shisheeye joogo.(Maqal)

micFicilka qofku ku kaco ayaa ka marqaati kaca waxa uu aaminsan yahaay ama shaqadiisu tahay.

Nabadoon faarax maxamuud weheliye oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa sheegaya in dowladda federaalka ah ficilada ay ku kacayso in ay ka maraaqti yihiin waxa ay tahay.

 

Wuxuu sheegayaa in ciidamadeedu dadka ay dhacaan, xiraan, dilaan, cabsi geliyaan, kiisas aanay gelin ku soo oogaan dhanka kalena dhamaanteedba ay shisheeyaha shaqaale u tahay.

Dhageyso Wareysiga Faarax maxamuud weheliye 

(7ziphelp.com)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular