HomeAll newsMaxay Tahay inaad Niyada Ku Heysid Marka Aad baranaysid Cilmiga sharciga...

Maxay Tahay inaad Niyada Ku Heysid Marka Aad baranaysid Cilmiga sharciga ah.?(Maqal)

sheekh fuaadCilmiga Sharciga ah ayaa si weyn looga bartaa wilaayaadka Soomaaliya,waxaana ku sharfoon kuwa wax bara iyo kuwa barta.

Qofka Cilmiga sharciga Baranaya ayaa Looga baahanyahay inuu niyada ku hayo dhowr qodob si uu ugu liibaano cilmiga aduun iyo Aakhiro.

Sheekh Fuaad Maxamed Khalaf oo kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa jeediyay kalimad uu kaga hadlay Fadliga Cilimiga iyo waxa laga rabo qofka Baranaya inuu niyada ku hayo.

Dhageyso Kalimada Sheekh Fuaad.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular