micShalayto waxa ay ku beegnayd sideeda Maarso waxaana gaaladu ubixiyeen maalin weynaha haweenka Aduunka.
Meelo Muqdisho ay kamid tahay waxaa ka dhacay xaflado loogu dabaal degay maalintyaas.
Hadaba maxay tahay ujeedka laga leeyahay maalintaasi. Waa kan sheikh Cali Katiin oo kamid ah Culimada diinta islaamka.
Diinta islaamka waxay qiimo weyn uyeeshay haweenka Balse Gaaladu waxa ay isku dayayaan inay tirtiraan oo meesha ay ka saaraan akhlaaqda haweenka Muslimaadka.
Sanadkasta waxay gaalado soo saaraan talooyin ay dhahaan waxa ay ku wajahanyihiin haweenka.
Hadaba talooyinkaasi maxaa kala gudboon haweenka Muslimaadka waa kan sheikh Cali Katiin.