Habeen hore ciidamada Uganda ayaa shan ruux ku dilay nawaaxiga deegaanka Jeerrow ee Gobalka shabeelaha hoose.
Sadax ka mid ah waxay la socdeen gaari homey ah kuwaasoo gaarigii ay la socdeen rasaas ugandheysku oodda uga qaadeen laba kalena waxaa la sheegay meel aan halkaa ka fogeyn in ay ku dileen.
Dadkaan ayaa dhamaantood shacab ahaa waxaana bulshada deegaanku sheegayaan in ugandheysku cadawtooyadooda muujiyeen.
Suldaan Maxamed Mayow Abuukar oo ka mid ah indheer garadka Gobalka ayaa wareysi ay xalay la yeelatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ku sheegay in ay aad uga xun yihiin ficilka askarta uganda ku kacday asigoo dhanka kalena tilamaay Soomaaliya in aanay ka jirin dowlad shacabka wakiil ka ah.
Wuxuu sheegaya haddiiba ay dalka iyo dadka mas’uul ka tahay in aysan ka aamusteen xasuuqa shisheeyuhu horay u geystay iyo dadka uu iminka laayayba.
Asc waa kaxunahay kufaarta africanta ah xasuqa dadkeena shacabka ah ugeysatay mujahidiinta ayaa ugu aaraa halala shaqeeya ninkii dhoof kuyimidbay geeridu dhibeysa anaga kii naga dhinto washihiid ayagana kii kabakhtiiya naartuu gala weyna iska bixidoonaan markii reer galbedka qarash uwayaan halala digaalama kufaarta kufkii tabar haynin xitaa qalbiga haka naco mujahidiinta guul aha siiyo amiin cadowga dalka iyo diinta kuso dulay alaha jibiiya amiin yaarabi