dhuuxaDhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho.
Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 24 03 2016.
Asc ikhwa.Shaleyto warbahin werarka salibint kusabsan ayan ithin sogudbiyey,inadh heshen iyo in kuffarta qadka kabihiyen.Warbihinta wa haqiqa hadan ubahintiheen follow up ila so hareera tel 254732340245.