HomeAll newsDhageyso:Culumada Muqdisho oo ku dhiiranaya in ay jihaad iclaamiyaan.

Dhageyso:Culumada Muqdisho oo ku dhiiranaya in ay jihaad iclaamiyaan.

micinkastoo Muqdisho ay tahay meel shisheeye iyo Soomaali kaalineysa ka taliyaan culumada Diinta Islaamka ee ku nool waxay mararka qaar ku dhiiradaan in ay xaqiiqada salkeeda soo taabtaan.

dorraad salaaddii jimce ka dib mid ka mid ah masaajiida Muqdisho waxaa looga dhawaay in dagaal jihaad ah lala galo shisheeyaha garabna la siiyo mujaahidiinta.

midka mid ah jamaacadii masaajidka ku tukatay oo u waramay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa sheegaya in sheekhu ka hadlay dadka Allaah dartii loo goynayo iyo kuwa Allaah dartii loo xariiranayo.

wuxuu intaas ku daray in ay jiraan masaajid kale oo arimahaan oo kale lagu soo hadal qaado.

Dhageyso Jihaad Xamar looga dhawaaqay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular