Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) waxa uu qeybta labaad ee wareysiga kaga hadlay arrimo muhim ah oo ay kamid yihiin weerarada magaalada Muqdisho ee ka dhanka ah DF iyo shisheeyaha.
Sidoo kale waxaa wax laga weydiiyay warkii dhawaan kasoo baxay hey’adaha ammaanka ee DF ee ahaa iney mas’uuliyadda ammaan ee magaalada Muqdisho ku wareejiyeen maamulka gobolka Banaadir. dhanka kale waxaa wareysiga ku jirta HANJABAAD CULUS oo uu diray afhayeenku.
Sheekh Cali waxa kale oo uu ka waramay ammaan ahaan farqiga u dhaxeeya dhulka ay shisheeyuhu qabsadeen iyo kan ay mujaahidintu maamulaan, isagoo ugu dmabeyntii dardaaran muhim ah u jeediyay ummada Soomaaliyeed.
sh cali dheere iyo mujaahidiinta xarakda al shabab waxay ku socdaan jidkii lagu soo celin lahaa sharaftii umada somaliyed iyo diinta suuban wan ugu hambalyaynayaa sida ay dalka u difaacayan .. GUMAYSI ma ogolin