Banraamijka Diiradda Jimcaha oo ah barnaamij Todobaadle ah, waxaa maalinka jimcaha ka baxaa Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan.
Todobaadkan barnaamijka waxaa looga hadlay qodob ah ” Sidee Soomaaliya looga bartaa Qur’aanka kariimka”? waxaana ka qayb galay Culimada diinta ISlaamka, Macallimiin iyo Waalidiin.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 11-03-2015