HomeAll newsCaddeynta in Soomaaliya tahay dal la gumeysto.(Maqal)

Caddeynta in Soomaaliya tahay dal la gumeysto.(Maqal)

micQarniyadii gumeysiga yurubiyaanku waxay ku kici jireen medeb takoor tusaale ahaana ninka cad ayaa ka sareeyay kan madow.

Hadda muqdisho xarun midowga yurub uga furan waxaa dikumintiyo la helay muujinayaan in ay mam nooc tahay in qof soomaali ah ka shaqeeyo.

Halka la leeyahay ruux soomaali ah kama shaqey karayo ee waa dhisme ku yaal gudaha soomaaliya gaar ahaan caasimadeenna arintaas oo dhalisay su’aalo miisaankoodu heer sarreeyo.

Warbixin iyo falan qeyn arintaa la xariirta ayaan idiin soo gudbineynaa waxaana dadka arintaan ka hadlaya ka mid ah wariye Jamaal cusmaan oo u shaqeeya talefeeshin ingiriisku leeyahay xarun gaar ah oo war baahineedna leh, nin gar yaqaan ah, siyaasiga saalax bad baado oo horay xildhibaan u ahaa iyo aqoon yahan maxamed xasan.

Waxaa si dheer halkaan loogu lafo gurayaa gumeystaha iyo ficiladiisa gurracan ama aadka u foosah xun.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta iyo Falanqeynta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular